Waxaa kujira websiteka 108 Studio.
GACALTOYO STUDIO SOUTH AFRICA GAAR AHAN GOBALKA GEORGE kala xiriir labrkan +27783380463 amba imail ahmednuur90@hotmail.com waxaa kaheleysaa caladaha DVDga ruwayadaha iyo filimda hindiga iyo hesaha hamogan gacaltoyo studio by DJ ahmed nuur
George , South Africa
Wadada dheyr ey 30ka
Yaqshiid , Somalia
(Without Studio Productions) Waxey diyaar kuula yihiin duubista Aroosyada, Xafladaha, Dhalashooyinka,Casumaadka Gaarka ah, Dib u habeynta & Sharxida Sawirada iyo Bandhiga cajaladaha xafloyinka. waxaana lagu soo Sarayaa Barnaamijyada Casriga ah.
waxaad ka heli karta Studio ga magaalada jeddah Dalka Sacuudiga Kala Xiriir
mob# 00966 502655033 ama
00966 597652291 ama
www.facebook.com/WithoutStudio
Jeddah , Saudi Arabia
STUDIO WAXA UU KUYAALAA MAGAALADA JOHANNESBURG GAAR AHAAN XAAFADA MAYFAIR 8TH AVENUE HOUSE NUMBER 140
JOHANNESBURG MAYFAIR 8TH AVENUE , South Africa
Degmadda wardhigleey xafadda sinaay waxaad ka heli kartaa dubista cajalooyinka CD DVD oo maqal iyo muqaal ah gaar ahaan heesaha somalida waxaad kaloo ka heleysaa dubista xafladaha Aroosyada iwm kala soo xiriir tell. 0615109697 ama 062109697 ama 0699964288 Muqdisho SOMALIA
Muqdisho , Somalia
unicefta agteeda 4467991 ama 4746142
hargaisa , Somalia
istudiyaha waxa uu ku yalaa xaafada somalida ku badan tahay ee islii waxaadna ka heli heesaha noocyadii ugu dambeyay iyo aflaan fasiix ah oo ku turjuman afkaaga hooyo hada soo booqo studiyaha oo kuyaala 5 streat nairobi kenya soo waca tell number +254712565982
naiorbi , Kenya
BOOM STREET 102
OPOSITE OF LIMPOPO TYRES
polokwane , South Africa
waxaa ku yaal e4 kadanbeyaa suuqa weyne ee sundsvall markaa lagasoo baxaayoo ee lagu socado xagaagaa stockholm ee casiimadaa wadanka swedan.
sundsvall , Sweden
Wuxuu ku yaalla 596 Romford Road Manor Park London UK
Tel/Fax 0208 553 48 93
Mob. No. 0750 658 1775 Khibrad 40 sano waa dukaan keliya wax kasto la duubey laga heli karo laga bilaabo 1948 ilaa maanta. Jimlo iyo Tafaariiq qiimo ku raalli geliya.
London UK - Great Britain , United Kingdom
jidka weyn ka so hor jeedka isteeshinka
doolow , Ethiopia
waxuuna kuyaalaa dhabarka dambee hotel barakat cell 0721370022 ama 0725498298 ama jd jaceelow 0714571610
nairobi , Kenya
12street dhanka iftiin hotel dj/ladhif tel=0721213136
Nairobi kenya , Kenya
11TH STREET EASTLEIGH 2ND AVENUE,
TEL; +254722296813,+254728161922
NAIROBI , Kenya
shegow ban wuxuukuyaalaa 12street wax telephonah kamahayo
islii 12street , Kenya
wuxuu kuyaalaa wadada4ka kasoohorjeedka kaalintashidaalka telka waa 254718909017 studio wx hiiraan
islii 4ka kasoohor jeedka kaalintashidaalka , Kenya
WUXUU KU YALA ISGOOSKA DEGMADDA AFGOOYE XAFADDA DHAGAXTUUR
AFGOOYE , Somalia
Wuxu kuyala xaafada islii wada 4ka kaso horjedka kalinta shidalka telka waa 254718909017
Nairobi , Kenya
1400 North tyler lexington nebraska 68850
phone 17202778973
fax 13083259727
lexington , United States
kusoo dhawow qadarkahee studio magalada addis ababa nalasoo xiriir walal +251921916859 thanks
addis ababa , Ethiopia