Waxaan helnay 118 Studio oo kuyaala
stuio hu wuxuu ku yaalaa wadada airport street building 5 cinwaankiisu waa: caalami@YAHOO.COM telefenkiisu waa 0025224414588
HARGEISA , Somalia
waxuuna kuyaalaa dhabarka dambee hotel barakat cell 0721370022 ama 0725498298 ama jd jaceelow 0714571610
nairobi , Kenya
12street dhanka iftiin hotel dj/ladhif tel=0721213136
Nairobi kenya , Kenya
11TH STREET EASTLEIGH 2ND AVENUE,
TEL; +254722296813,+254728161922
NAIROBI , Kenya
shegow ban wuxuukuyaalaa 12street wax telephonah kamahayo
islii 12street , Kenya
wuxuu kuyaalaa wadada4ka kasoohorjeedka kaalintashidaalka telka waa 254718909017 studio wx hiiraan
islii 4ka kasoohor jeedka kaalintashidaalka , Kenya
WUXUU KU YALA ISGOOSKA DEGMADDA AFGOOYE XAFADDA DHAGAXTUUR
AFGOOYE , Somalia
Wuxu kuyala xaafada islii wada 4ka kaso horjedka kalinta shidalka telka waa 254718909017
Nairobi , Kenya
1400 North tyler lexington nebraska 68850
phone 17202778973
fax 13083259727
lexington , United States
kusoo dhawow qadarkahee studio magalada addis ababa nalasoo xiriir walal +251921916859 thanks
addis ababa , Ethiopia
stuudiyaha waxa uu diyaar kuula yahay dhamaan adeegyada studio sida duubiska heesaha ethiopianka,oromada,soomaaliga,maqalka iyo muuqaalka,hindiga,dhamaan waxa ay dumarka isu qurxiyaan oo original ah fadlan booqo studiyaha ama kala xiriir dj. qalinle no.0722229032 ama 0728080808 ama emailka qalinle0505@hotmail.com
section 3 siiwejka albaabka nairobi water , Kenya
Wuxuu ku yaalaa studioga magaalada greeley 1400 8th AVE
wixii intaas faah faahin dheeraad ahna waxaad kala xirii kartaan maamulka studioga oo ah
DEEQ Yare
tellkiisana waaa 612 703 3168
Greeley Colorado , United States
Waxa uu ku yaala magalada nairobi ee wadanka kenya.xaafada islii 12 street
Nairobi , Kenya
waxa uu ku yaala Tog-Dheer Sakada Ismaaciil Hindi waxaanaad ka helaysaa Qalabka Xafladaha sida:- sameecada ,kamaradaha, Photo & Video samayna kaadhadh aroosyada & ETC
Hargeiysa , Somalia
xaafada idaacada gaar ahaan agagaarka radio hargeisa ama waxaad igala soo xidhiidhi kartaan telefoonadan line:518433 mobile:4117408
hargeysa , Somalia
Studio banaadir waxa uu kuyaala bellvile south kaso horjeedka karaama wholesaler waxi fah fahin intas dher nagala so xirir tel no (073 07825 74)
Capetown , South Africa
studi-yaha waxa uu ku yaalaa magaalada rustenburg xaafada zinnaiville ka soo horjeedka salahudiin wholeselar
waxaadna ka heli kartaa aflaanta mareykanka nuuc walba hindi ruwaayadaha soamlida kuwii hore iyo kiwi dambaba
tell: 014 538 1304
rustenburg , South Africa
studio jacjacle
120wandsworth road
london
sw8 alb
02078199966
london , United Kingdom
Studio Neyruus waa Studiya ugu casrisan Galkacyo wax uuna ku yaala dhinaca qorax dhaca ee Maxkamada weyn ee magaalada Galkacyo ama wax uu dhexeeya wada airporka iyo xarunta wasaarada maaliyada hadii aad rabto in lagaa haqabtiri dhamaan qeybaha fanka iyo fanaaniinta maqal iyo muuqaal iyo dhamaan duubista xaflada sida casriga ah loo duubo sida wadamada hormaray la soo xiriir ciwaankan
GALKACYO. , Somalia
GADAASHA SHELL GAS STATIONKA KU YAALA MAGAALADA DHEXDEDA,
STUDIYAHAN WUXUU HAYAA HEESIHII HORE KUWA DANBE, WAANA KAYDA SUUGAANTA IYO FANKA SOOMALIYEED,HADABA FADLAN NAGALA SOO XIRIIR TELKAN: 780-742-8557, WAXA KA QABAN DOONA MULKIILAHA STUDIYAHA MUDANE FARAX HIRAABE, FADLAN GACMO FURAN KUSOO DHAWOOW, MAHADSANIDIN
FORT MCMURRAY , Canada