Waxaan helnay 118 Studio oo kuyaala
liwa studio waa studio ku caan baxay duubista heesa soo sarista albumada cusub iyo waliba samaynta video clipska heesaha, hadaba hadii aan ku tilamamo wuxuu laamo kala duwan ku leyahay, dafaha magalada qahira ee dalka masar
The headquarter Giza - liwa, Tell: +20102749953
Madinat Nasr:hay el tofiqiyah near Bilal mosque, tell:+20145832202
Mamulka : Al fanan mohamed farah MAFA
cairo , Egypt
studiyowga waxa ow ku yala degmada qadiimiga ah ee xamar weyne u dhow dugsiga tababarka booliska xamar weyne
xamar weyne , Somalia
istuudiyaha Araweelo wuxuu ku yaalla badhtamaha magaalada Hargaysa, ka soo horjeedka kayse bushaaro shoping center
Hargaysa/ Somalia
Hargaysa , Somalia
Studio Malaayow Wuxuu ku yaalaa Boqortooyada Sacuudi Arabia, Magaalada Jeddah Gaar ahaaan Xaafadda Anakish, Studio Malaaayow Waxaad ka heli kartaa Duubista Cajaladaha Aroosyada iyo Xafladaha, waxaana gacma furan kugu soo dhaweenaayo Maamulaha Studiowga Mr Xasan Malaay. Waxaad nagala soo xariiri kartaan Mob:00966552010239 ama Emqail: studiomalaayow@hotmail.com ayadoo hooshaada lasguugu qaban doono 10 minute online. Mahadsanidiin.
JEDDAH , Saudi Arabia
waxaa uu ku yaalaa ka soo horjeedka shirkada caalamiga ah telcom somaliya waxanu kasaaran yahaye qorx u dhac e wadada ween waxaan nagala soo xiriir kartaa Tel"090248456 ama 62360255 waxaana mar walba idiin soo dhaweynaya oo gacmo furan idiin ku soo dhawey naya bile c/llahi iyo cabdi sataar
Gaalkacyo , Somalia
12 street dhanka Iftiin Hotell
Dj A/ladhif
Tell:0721213136
Nairobi Kenya
Nairobi , Kenya
Mataanaha Studio . Waxuu ku Caanbaxay soo dhoweenta shacabka somaaliyeed iyo farxadgalinta guud, ayagoo u adeegsada , madadaalada kala,, Heesaha, kuwii hore kuwii danbe kuwii dhxe,, filimaanta hindiga, af somaaliga iyo kuwa originalkaba,, Ruwaayadooyiin ku ralai geliya, kuwii hore kuwii danbe kuwii dhexe,, nagala soo xariiir, 0786554067 , Maamulaha Studio Mataanaha, Waa Jabir amiin cali---- IYO mahmud lucky .. dhanka photada quruxda badan waa ,, ARIMAHEENA,, abdul aziz hagio book shop ---
Captown - belville , South Africa
waxoo ku caan baxay tilmaanta ah wax u qabashada ummada macaamiisha +4445327656109
dalhi , India
waxa uu ku yaalaa estern plaza bellville gaar ahaan cafe terida plaza maamulaha studiyaha waa mr garaare fadlan nagala soo xiriira garaare10@hotmail.com ama tifoow@yahoo.com tel +27786610557
capetown , South Africa
ka soo horjeedka jam street 0724500302
nairobi , Kenya
waxa uu ku yaala ka soo hoor jeedka masajidka cali mataan 524756
hargaysa , Somalia
wuxuu kuyaal magaalada nashville tn gaar ahaan manfisboro wuxuuna ku dhaganyahay maqaayada wayn ee banaadir tell>615 8895000
nashville TN , United States
Wuxuu Ku yaala bartama suuqa Boorama ka sii jeedka Xanaanada ciyaalka ee ku taal ka soo horjeedka Dugsiga sheikh Cabdirahman
25254456197
Boorama , Somalia
waxa uu ku yaala kasoo horjeedka dawlada hoose ee hargaysa waxa aad ka heli kartaa heeso nooca aad doonto kuwii hore ee qaraamiga ahaa kuwii danbe iyo axaadiista nabigeena suubaan quraanka ha ka habaabin marinka gacayte studio and cold drink.
hargaysa , Somalia
studio mahiigaan oo kuyaala wadan ka kuwait waxaad ka heli kartaan heeo xurii cusub iyo heesihii hore vido oon ka maqneen waxaad ka xidhiidhi kartaa mustafa 00965- 99463782
kuwait , Kuwait
waxuu ku yalaa studioka magala madaxda gobolka hiraan baladweyn gaar ahaan xaafada fiiltare
ku soo dhawaaw heeso dhaxal gal ah .
adeeg daacad ah .
sidoo kale idaacada dhambaal
004799873587
hiiraan baladweyn , Somalia
studiohan wuxu ku yaalaa magaalada hargeisa wuxuu duubaa vcd dvd cd tape recorder iyo dhamaan entertainmentska wixii faahfaahin kala soo xidhiidh emailka hoosku qoran
hargeisa , Somalia
waxa uuku yaalaa stidio xingood xaafada xingood ee magalada qardho waxana loogu magac daray xafada waxuu u dhaw yahay ceelka biyaha ee lagu magacabo quba leged ama hotel guul waxad ka helaysaa wax walba oo ku rali galiya waxa lagugu soo dhaweynaya gacmo furan waxadna naga soo waci kartaa tellka ah 702206 ama 736025 ama emailka ah qanciye@hotmail.com mahad sanidin
qardho , Somalia
WAXU KUYAALAA XAAFADA SILIMOOGII HORE EE HARGAYSA
HARGAYSA , Somalia
THE MALL Centro Bankstown
Stacey Street
Bankstown CBD NSW 2200
Phone: (02) 9790 0778
Fax: (02) 9708 5939
SYDNEY , Australia