Waxaan helnay 118 Studio oo kuyaala
aqyaar dhamaan waxaa idiin heynaa wixii ku saabsan studio ama maktabad kuna taalo magalada dubai gaar ahaan suqa dahabka dubai nakala soo xiriira ciwaandaan tel-00971502144095 ama 00971552605382 gacmo furan
dubai , United Arab Emirates
waxaad ka heli kartaa dhamaan wixii music soomaaliyeed ah fanaaniintii hore kuwii dhexe iyo waliba kuwii danbe intaba waxaadna kala kulmeysaa soo dhaweyn heersare ah iyo howl karnimo dheeri ah
Amsterdam , Netherlands, The
WAYAHA CUSUB STUDIO WAXA UU KUYAALAA WADADA WEYN EE HORMARTA SHIRKADA GOLIS AMA AAGA SALDHIGA DHEXE WAXADKA HELAYSAA DHEGAYSI NOOCWALBA LEH MAQAL IYO MUUQAAL IYO SOO DHOWEYN WANAGSAN FADLAN BOQO WAYAHA STUDIO NAGALA SOO XARIIR TELKA AH 736831 AMA LAYNKA AH 834011 AMA BOOQO SHAAFICI06@HOTMAIL.COM WAAD MAHADSAN TIHIIN
qardho puntland state of somalia , Somalia
gaar ahaan xaa fada quleel waxaa laga helaa heesaha soomaalida iyo kuwa wadamada kale ee icaawi waa kan tel 050113861
jido , Saudi Arabia
BAANGE STUDIO wuxuu ku yaalaa caasimada somaliland ee hargeisa , BAANGE STUDIO waa studio ku caan baxay soo saarista filimada afsomaliga ah , heesihii hore dhexe iyo kuwii danbeba , Duubista Aroosyada iyo Qurxintoodaba IWM.
kala soo xidhiidh:4103090
HARGEISA SOMALILAND , Somalia
waxa uu ku yaalaa wada 7street ka soo horjeedka hotel sharrif gaar ahaan xaafada islii ku soo dhowaada gacmo furan
nairobi , Kenya
waxa uu ku yalaa magaalada hargaysa gaarahaan suuqa wayn gaarahaan fooqaa ina faarax joome hoostiisa wixii faah fahina intaa dheer nagala soo xidhiidh telefanka 4444030 ama eamail sharmo11@hotmail.com
hargaysa , Somalia
STUDIO QAMAR SANACI WAXA UU KUYAALAA XAAFADA MADINATU NASAR GAAR AHAAN AAGA SOMALIDA EE [BOBA TANI ]AMA SUQU SIYAARAATKA AMA NAGA SOO WACA TELKA AH [0163568422]AMA SOO BOOQO EMAIL KA AH GUUL2008@HOTMAIL.COM WAXAD KALA KULMAYSAN WAJI FURAN IYO SOO DHAWEYN MAAMULAHA STUDIYAHA WAA YUSUF CALI GUUL WAAD MAHADSAN TIHIIN
QAAHIRA , Egypt
waxuu kuyaalaa wadada cakaara gaar ahaan jidka baskid bolka ama xaruntii hanuuninta dhankeda midig ama naga soo wac tellka ah 833411 ama mobaylka gacanta oo ah 796161 ama cinwaanka ah xalliye88@hotmail.com waad mahadsan tihiin
qardho puntland state of somalia , Somalia
waxuu kuyaalaa xaafada xingood gaar ahaan aaga VIP ama kasoo horjeedka hotel guul ama naga soo waca tell 737530 ama 736025 mahadsanidiin
qardho puntland state of somalia , Somalia
wuxuu ku yalaa kasoo hor jeedka bussterminalka HAMAR
Tlf: 95764865
Hamar, Norway , Norway
waxaanu duubnaa, aroos yada , Filimada somaliga ah , xafladaha dhamaan wixii loo baado
simrishamn , Sweden
WAXUU KU YAALAA XAAFADA CEDAR QAAS AHAAN BILDHINKA M BILDHIN HAMOOGAANIN WAADNA KAHELI KARTAA WAX KASTA SIDA HEESA VIDEO YAASHA CUSUB IYO W.L M THANKS....
MINNEAPOLIS MN , United States
studiyowga wuxuu ku yaalaa 1544 11th S.T #403
waxaadna kala soo xiriiri kartaan telphonkan
(612) 423 8342
COLORADO , United States
wuxuu kuyaal aga gaarka dekedda magaalada bbosaso
tel : 796601-710136
bosaso , Somalia
Wuxuu Kuyaala Magaalada Godey Gaar ahaan Xaafada Ayaan- Badan waxaadna ka heli kartaa, qisooyinka iyo taariikhdii Islaamka, Muxaadarooyin diini ah iyo dabcan dharka gaarka ah ee Islaamka lagu yaqaano iyo Maktabadaha
Godey Gacalo , Ethiopia
waxaad ka helaysaa waxaad doonto oo ku saabsan fank soomaalida
bangkok , Thailand
waxa uu ku yaalaa badhtamaha magalada jijiga gar ahaan suuqa alabta kasoohor jeedka taywanka ama bacadlaha waxaad nagala soo xidhiidhi kartaan telka +0251915050503
jijiga , Ethiopia