Heesta.com waa websayt Somali ah oo heesaha laga dhageysto oo qof walba uu soo galin karo wixii heeso uu hayo.
Heesaha ku jira heesta.com waxaa soo galiyay dadweynaha isticmaala Heesta.com. Heesaha boqolkiiba sagaashan iyo shan waxaa soo galiyay dadweynaha soomaaliyeed oo isticmaala websaytkaan.
Heesaha Heesta.com ku jira magac yadooda waxaa saxa ama soo galiyay dadweynaha soomaaliyeed oo isticmaala Heesta.com
Heesaha webkan ku jira maahan heeso bilaash ah ee waa heeso iib ah. Hadii aad u baahan tahay inaad heesahaan aad cajal ama CD ku duubato waxaad ka heli kartaa studio-yaha somaliga ah ee ku yaal magaalada aad joogtid. Riix inta sidaad u hesho studio kuu dhow ama ku yaala magaalada aad joogtid.
Anagu hadaan nahay aasaasayaasha Webkaan waxa aan qabano waxaa weeye sidaan hoos ku qoran:
Hadii aad rabtid inaad nala soo xiriirtid riix batonka kor kuyaal oo ku qoran 'Nala Xiriir' ama riix halkaan
Riix Inta sidaad u raadisid fanaanada